Wa
a duni layaabkeedu badan yahay waa wareer iyo walwal dhamaanteed hais daalin adigu waayo wax walba qadarka alle ayay ku socdaan, waa laga yaabaa inaad dhaawacan tahay lkn dawadii ayaa taala taasoo ah daacadnimada #ALLIHII ina abuuray inaga iyo wax walboo jira ha caasin isaga waayo waa hagaha wax walba kadalab waxad u baahantahay.
Cid aan isaga ahayn oo wax kuu qaban kartaana ma jirto mana jiri doonto..
Allow hanuuni naftaydan halawsan ku hag waxay doonayso oo khayr ugu jiro .
Wax walbaa xagaaga ayuu ka yimaadaa baahi kastoo i haysana adiga ayaan kaa baryaa naxariistaaduna maaha midaan ka quusanayo waligay...
Waa xaqiiq inay nolosha maantu adag tahay lkn Bari way is badali doontaa .
Lakin nolosha aakhiro way ka duwan tahay janada ayaad ku raaxaysan haduu Allah kuu qoray Allow cadaab ayaan kaa magan galay ii naxariiso if iyo aakhiraba.
#AAMMIINN #AAMMIINN #AAMMIINN
MAHAD OO DHAN ADIGA AYAY KUU SUGNATAY EEBBOW ....... .......
...
.
#FB_DUNIDA_AAMUSAN•✓

0 Comments