Subscribe Us

header ads

"Q͟I͟S͟O͟ C͟A͟J͟I͟I͟B͟ A͟H͟!"

"Waxa uu ahaa nin faqiir ah oon waxba haysan magaaladana Ku cusub Waxa ay is barteen ama saxibeen nin taajir ah ninkii ayaa guri siiyay shaqana ugu deeqay.

Muddo ka dib ninkii faqiirka ahaa ayaa lacagaystay Waxanu u guuray magaaladii uu ka yimi Halkaana shaqo abuur ayuu ka sameeyay Alle ayaa xaalka rogrogee Ninkii taajirka ahaa ayaa xaaladu ku xumaatay Shaqooyinkiisina dib u dhac ayaa Ku yimi ugu noolaadiina ninkii waxa uu noqday nin faqiir ah Waxa uu ninkii Ku fikiray inuu u tago saaxiibkiisii ​​uu hore ee lacagta yeeshay si uu u caawiyay ninkii wxa uu uso anba baxay magaaladii saxiibkii Maalmo ka dibna waa soo gaadhay Dayday iyo rafaad ka dib. Комментарии к видео.

Gabadhii waxay u tagtay ninkii Waxanu Ku yidhi iga celi Iska noqo Ku dheh

Gabadhii ayaa Ku tidhi wuxuu Ku yidhi iska noqo.

Ninkii naxdin fajac, Ma ninkaad wax siisaybaa sidaa kuu galaya Waa aduunyo ayuu yidhi Gurigii iska dhaqaaq 

Maalmo ka dib ayaa waxa u yimid nin Oday ah oo Ku yidhi (( adeer maalmahan halkan baad joogtee maxaa kugu dhacay ))

Ninkii ayaa uga sheekeeyey arinkii ku dhacay dabadeed odaygii ayaa shaqo siiyay.


Muddo ka dib ninkii ayaa lacagaystay dabadeed gabadh ayaa u timid oo Ku tidhi shaqo ayaan u bixin ee gurigaaga shaqaale ma ka noqday Waayahy ayuu yidhi Inantiina wuxuu siiyay.

Ninkii ay saaxiibka ahaayeen ayaa u yimi oo Ku yidhi maalintaan guri kaa keentay iga may ahayn xumaan ee waxa aan Vitamin in lacag qaadan ee caddayn Odaygii shaqada Ku siiyayna wuxuu ahaa abhay Inantii kuu shaqaynaysay.


dunidaamusan.blogspot.com

Post a Comment

0 Comments