بسْــــــــمِ ﷲِالرَّحْمَنِ الرَّحِيـــــْــمِ○
Rasuulka ﷺ ayaa isaga oo Cali Ibnu Abii Daalib la dardaarmaya ayuu ku dhahay
( Caliyoow ha seexan habeenkii adiga oo aan 5 samayn)..
1. Adiga oo aan quraanka dhammaystirin.
2. Adiga oo aan 4000 oo dirham sadaqo ula bixin.
3. Adiga oo aan kacbada booqan.
4. Adiga oo aan xafidin meesha aad jannada kadegayso iyo
5. Adiga oo aan qancin kuwa ka soo horjeeda.Wuxuuna ku dhahay.
(Sidee ayay u suuragalaysa Rasuulkii ilaahayoow?)
Markaa wuxuu ku yidhi Rasuulku CSW:
1. Haddii aad akhrido 3 jeer ( ﺳﻮﺭﺓ ﺍﻹﺧﻼﺹ ) waxaad dhammaysay quraankii.
2. Haddii aad akhrido 3 jeer ( ﺳﻮﺭﺓ ﺍﻟﻔﺎﺗﺤﺔ ) waxaad sadaqaysatay 4000 oo dirham.
3. Haddii aad akhrido 10 jeer( ﻻ ﺍﻟﻪ ﺍﻻ ﺍﻟﻠﻪ ﻭﺣﺪﻩ ﻻ ﺷﺮﻳﻚ ﺍﻟﻠﻪ، ﻟﻪ ﺍﻟﻤﻠﻚ ﻭﻟﻪ ﺍﻟﺤﻤﺪ،ﻳﺤﻲ ﻭﻳﻤﻴﺖ ﻭﻫﻮ ﻋﻠﺊ ﻛﻞ ﺍﻟﺸﺊ ﺍﻟﻘﺪﻳﺮ ) waxaad booqatay kacbada.
4. Haddii aad akhrido 10 jeer( ﻻ ﺣﻮﻝ ﻭﻻ ﻗﻮﺓ ﺇﻻ ﺑﺎﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻠﻲ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ ) waxaad xafiday/ilaalisay meesha aad jannadaka degi lahayd.
5. Haddii aad akhrido 10 jeer( ﺃﺳﺘﻐﻔﺮ ﺍﻟﻠﻪ ﺍﻟﻌﻈﻴﻢ , ﺃﻟﺬﻱ ﻻ ﺁﻟﻪ ﺇﻟﺊ ﻫﻮ ﺍﻟﺤﻲ ﺍﻟﻘﻴﻮﻡﻭﺃﺗﻮﺏ ﺍﻟﻴﻪ ) Waxaad qancisay kuwii ka soo horjeeday...
#JAZAKALLAH_KHAYR
#KHAYRKA___faafi walaaL...
Gaadhsii walalahaaga muslimiinta ah.


0 Comments